Qeexid
"Dabci aan wanaagsanayn oo qof leeyahay oo u diida in uu illaabo waxa loo geysto. ld uurxumi."
"Dabci aan wanaagsanayn oo qof leeyahay oo u diida in uu illaabo waxa loo geysto. ld uurxumi."
Wadaag:
Qof aan cidna sama ka filaneyn ahaansho.
f.mg4
-xumaa, -xumayd
Wadaag:
Caato iyo nafaqadarro nafley jirkeeda ka muuqata.
Adkaysi la'aan uu jir u leeyahay difaaca cudurrada maqaarka.
m.dh
Wadaag:
Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm.
Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado.
Laabta.
m.l
Wadaag:
Boor ama qiiq madow oo kacsan.
Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan.
Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.
m.dh
Wadaag:
Qof aan cidna xumaan qalbiga ugu hayn ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: