Qeexid
"Qof aan cidna sama ka filaneyn ahaansho."
[-xumaa, -xumayd]
uurxun umaa
uurxun umayd
f.mg4"Qof aan cidna sama ka filaneyn ahaansho."
Wadaag:
Dabci aan wanaagsanayn oo qof leeyahay oo u diida in uu illaabo waxa loo geysto. ld uurxumi.
m.dh
Wadaag:
Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm.
Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado.
Laabta.
m.l
Wadaag:
Boor ama qiiq madow oo kacsan.
Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan.
Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.
m.dh
Wadaag:
Qof aan cidna xumaan qalbiga ugu hayn ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Uur u yeelid (siiba naag aan la qabin).
Uuro kicin.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag: