Qeexid
"Uur aan caloosha ka muuqan wallacna dhaafay; bilayaro."
"Uur aan caloosha ka muuqan wallacna dhaafay; bilayaro."
Wadaag:
Xanuunka ay ummushu dareento marka ilmasidaheedu isku soo uruurayo.
(-llo, m.dh) Uurjiif.
Wax indhuhu aanay qaban karin.
m.l
Wadaag:
Boor ama qiiq madow oo kacsan.
Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan.
Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.
m.dh
Wadaag:
Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm.
Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado.
Laabta.
m.l
Wadaag: