Qeexid
"(-llo, m.dh) Qof tuug ah oo ariga uu qasho hilibkiisa inta uu cuno mooyaane inta kale qarsha."
"(-llo, m.dh) Qof tuug ah oo ariga uu qasho hilibkiisa inta uu cuno mooyaane inta kale qarsha."
Wadaag:
Samo cid loo galo.
Xasuustawanaagsan ee la isaga hayo samo la isu galay.
m.l
Wadaag:
(baay.) Xaalad hurdo oo kale ah, taasi oo xayawaanka qaarkood kaga gudbaan bilaha jilaalka ee ay jiraan cunta yaraanta iyo qabowgu. Waxay xayawaanku sameeyaan isbeddello fisiyoolajiyeed oo ay ka mid yihiin hoos u dhaca heerkulka jidhka iyo garaaca wadnaha, waxa anay ku noolaadaan keydka duxdooda.
m.dh
Wadaag:
Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela kala duwan lagu dhigo; udub.
Kal xoog leh oo awrta marka la dhaaminayo la isticmaalo.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Raalligelinta nafley wax lagu raalligeliyo.
m.dh
Wadaag:
Dhaqdhaqaaq habaysan oo ay nafleydu sameyso markay biyo ku dhex jiraan si aayan ugu hafan. ld dabbaal2.
m.dh
Wadaag: