Qeexid
"Meesha sagaaradu saaladeeda ku uruuriso."
"Meesha sagaaradu saaladeeda ku uruuriso."
magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
Maal, xoolo.
Nooc sagaarada ka mid ah.
Nafley gaaban oo tabar yar. ld guunyo.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Erey dareen oo tilmaamaya wax kedo ah ama wax naxdin ah, iwm.
e.d
e (Erey) — Erey (word)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Magacuyaal tilmaamaya qofka saddexaad ee kelida lab ah (kan laga hadlayo). Tus. “Wuxuu rabaa inuu wax ka barto”
mu.dhm.y
mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)
Qeyb: naxwe
dhm (Dhimman) — Dhimman (clitic)
Qeyb: naxwe
y (yeele) — yeele (subject)
Qeyb: naxwe
Wadaag: