Qeexid
"magacuyaal."
"magacuyaal."
Wadaag:
Xanuunka ay ummushu dareento marka ilmasidaheedu isku soo uruurayo.
(-llo, m.dh) Uurjiif.
Wax indhuhu aanay qaban karin.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) (nax.) Qayb hadalka ka mid ah oo magac baddesha waxayna kala yihiin; m. ebyoon oo ah kuwa keligooda istaaga oo qodob yeelan kara (aniga, adiga iwm), iyo kuwo aan abyoonayn ama dhammayn, qodobna qaadan karin (i, na, ku, idin).
m.l
Wadaag:
Hoggaamiye; horyaal.
Qof cidu qaabbilsan soo dhoweynta.
Aftahan.4. Oodafo. 5. Mir ka duwan iniinahatusbaxa, dheer, oo soo ooda taxa tusbaxa.
m.l
Wadaag:
(jool.) Ereyga loo isticmaalay si loogu garto dhadhaabaha khafiifka ah oogada dhulka, oo uu ka mid yahay garanaytka qaaradaha hoostooda.
m.l
Wadaag:
(dhaq.) Lacag waddamada Sucuudiga, Yaman, Imaaraadka iyo kuwo kale laga adeegsado.
m.l
Wadaag: