Qeexid

"Qurub lagu muujiyo waxa laga sheego yeelaha weerta. Tus. 'Cali waa yimid';'Ninkanu waa macallinka cusub ee dugsiga'."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

qurub naxwe,

qurub / particle

Diirad naxwe,

Diirad / focus