Qeexid
"Dhis yar oo la harsado."
Qeexid Kale
Hoose birta lagu tumo.
Qeexid Xigta
Dhis dadka buka la jiifiyo ama lagu daweeyo.
"Dhis yar oo la harsado."
Hoose birta lagu tumo.
Dhis dadka buka la jiifiyo ama lagu daweeyo.
Wadaag:
Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo.
W. ah: beer aan roob ku bixin oo webi, il iwm laga biyo siiyo.
ld waraabid.
m.l
Wadaag:
Geed, dhisme aan hoos fiican lahayn wax korka kaga dedid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Cid ama wax socday hakin.
Wax dagaal u taagan ama u soo socda nabar uu la hakado ama uu ku gabbado u taagid; baacin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Waab dhisasho.
Ka w.: nabar kugu soo socda ka gabasho ama wax halis ah dib uga noqosho.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Xeelad la rabo in ugaarta la isugu keeno meel lagu hodayo, iyadoo lagu orrinayo.
m.l
Wadaag:
Shaqo go'an oo qof u xilsaaranyahay oo laga doonayo inuu guto.
Wax Alle amray oo lays faray oo ka tegiddiisu dambi yahay; faral; farli.
m.l
Wadaag:
Dhicid iyo miyirdoorsan yar oo tabarxumo ama dhiigyaridu sababto.
m.l
Wadaag:
Wax helid la'aan.
La w.: yool aad tooganaysay riddadii. Garab la marid.
f.g1
Wadaag:
Qurub lagu muujiyo waxa laga sheego yeelaha weerta. Tus. 'Cali waa yimid';'Ninkanu waa macallinka cusub ee dugsiga'.
qr.dd
Wadaag: