Qeexid
"Geed, dhisme aan hoos fiican lahayn wax korka kaga dedid."
[-bay, -btay]
waab2 ay
waab2 tay
f.g1"Geed, dhisme aan hoos fiican lahayn wax korka kaga dedid."
Wadaag:
Ku filqinta biyaha dhulka dushiisa si aan dabiici ahayn, si loo fududeeyo ku beerista dalagga meel haddii aan la waraabin bixiddiisu aysan suurtagal ahaan lahayn, roobka oo ku yar awgeed.
m.l
Wadaag:
Dhis yar oo la harsado.
Dhis dadka buka la jiifiyo ama lagu daweeyo.
Hoose birta lagu tumo.
m.l
Wadaag:
Cid ama wax socday hakin.
Wax dagaal u taagan ama u soo socda nabar uu la hakado ama uu ku gabbado u taagid; baacin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Waab dhisasho.
Ka w.: nabar kugu soo socda ka gabasho ama wax halis ah dib uga noqosho.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Xeelad la rabo in ugaarta la isugu keeno meel lagu hodayo, iyadoo lagu orrinayo.
m.l
Wadaag:
Abaalmarinta Ilaah qof wax fiican sameeyey abaalmariyo.
m.dh
Wadaag:
Ku w.: cid inay wax samayso ku khasbanaansho.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Baahi ama tabar yaro darteed la diidid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax helid la'aan.
La w.: yool aad tooganaysay riddadii. Garab la marid.
f.g1
Wadaag:
Qurub lagu muujiyo waxa laga sheego yeelaha weerta. Tus. 'Cali waa yimid';'Ninkanu waa macallinka cusub ee dugsiga'.
qr.dd
Wadaag: