Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Dad, xoolo iwm wax waabaayo hayso noqosho."
"(-oobay, -owday; -oobi) Dad, xoolo iwm wax waabaayo hayso noqosho."
Wadaag:
Dhacaan laga helo geedka waabay oo haddii wax yar laga, cabbo ama si kale oogada u gaarana loo dhinto ama bukoodo; sun; mariid. ld waabaay, waabay2.
m.dh
Wadaag:
Nafley sumayn.
Waran, fallaar iwm waabaayo marin.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Wax la waabaayeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
waayo2 xi. (nax.) Erey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye, maxaajira, maxaawacay, maxaayeelay. Tus. “Xasan wuu iska tegay, waayo, waad ka caraysiisay”.
Wadaag:
Waqti hore oo la soo dhaafay.
Dhacdooyin la soo joogay; wacaal.
Arrin; xaal; sah. 4. Dhibaha adduunka; tabaalo.
m.l.w
Wadaag:
Dhis yar oo la harsado.
Dhis dadka buka la jiifiyo ama lagu daweeyo.
Hoose birta lagu tumo.
m.l
Wadaag:
Cid ama wax socday hakin.
Wax dagaal u taagan ama u soo socda nabar uu la hakado ama uu ku gabbado u taagid; baacin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: