Qeexid
U w.: inta waagu ka dillaacayo cid ama wax u kaadin. ld waabberiisii.
[-iiyay, -iisay]
f.mg2U w.: inta waagu ka dillaacayo cid ama wax u kaadin. ld waabberiisii.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg waabariisii. ld waabberiisiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax meel waagu ugu baryid. ld waabberiiso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld waabariisii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kolka waagu dillaaco; arooryo; oog. ld waabberi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg waabariiso. ld waabberiiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld barii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: ld waabariisiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: ld bariin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld waabaayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg2
Labdhedig: -iiay, -iisay
Qeexid: Cid wax ay heli lahayd gefsiin. ld weysii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la waabay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geedka xididkiisa laga sameeyo waabaayada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld waabariiso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld waabaayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhacaan laga helo geedka waabay oo haddii wax yar laga, cabbo ama si kale oogada u gaarana loo dhinto ama bukoodo; sun; mariid. ld waabaay, waabay2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg waabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhis yar oo la harsado.
Qeexid Xigta: Dhis dadka buka la jiifiyo ama lagu daweeyo.
Qeexid Kale: Hoose birta lagu tumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Geed, dhisme aan hoos fiican lahayn wax korka kaga dedid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yaysay
Qeexid: Nafley sumayn.
Qeexid Xigta: Waran, fallaar iwm waabaayo marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Dad, xoolo iwm wax waabaayo hayso noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]