Qeexid
"Wax meel waagu ugu baryid. ld waabberiiso."
[-stay, -satay]
waabariis tay
waabariis atay
f.mg3"Wax meel waagu ugu baryid. ld waabberiiso."
Wadaag:
U w.: inta waagu ka dillaacayo cid ama wax u kaadin. ld waabberiisii.
f.mg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(f.g) Salka meel saarid.
(f.mg) Dareere garoorid.
(f.mg) Ka f.: wax ka joogsasho. ld fadhiiso.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Meel lagu hoyaday ilaa diirimaadka qorraxdu dhaxanta kiciyo ku sugnaan.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Dhacaan laga helo geedka waabay oo haddii wax yar laga, cabbo ama si kale oogada u gaarana loo dhinto ama bukoodo; sun; mariid. ld waabaay, waabay2.
m.dh
Wadaag:
Waqtiga u dhexeeya qorax soobaxa ilaa ay qoraxdu diirimaad dhaxanta kiciya ka yeelato.
Roob da'a arooryada hore.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Dad, xoolo iwm wax waabaayo hayso noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Nafley sumayn.
Waran, fallaar iwm waabaayo marin.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
U n.: cid naxariis u gelid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Waab dhisasho.
Ka w.: nabar kugu soo socda ka gabasho ama wax halis ah dib uga noqosho.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag: