Qeexid
"Geedka xididkiisa laga sameeyo waabaayada."
"Geedka xididkiisa laga sameeyo waabaayada."
Wadaag:
Dhacaan laga helo geedka waabay oo haddii wax yar laga, cabbo ama si kale oogada u gaarana loo dhinto ama bukoodo; sun; mariid. ld waabaay, waabay2.
m.dh
Wadaag:
Geed, dhisme aan hoos fiican lahayn wax korka kaga dedid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Dhis yar oo la harsado.
Dhis dadka buka la jiifiyo ama lagu daweeyo.
Hoose birta lagu tumo.
m.l
Wadaag:
Cid ama wax socday hakin.
Wax dagaal u taagan ama u soo socda nabar uu la hakado ama uu ku gabbado u taagid; baacin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Waab dhisasho.
Ka w.: nabar kugu soo socda ka gabasho ama wax halis ah dib uga noqosho.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Nafley sumayn.
Waran, fallaar iwm waabaayo marin.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Dad, xoolo iwm wax waabaayo hayso noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Xeelad la rabo in ugaarta la isugu keeno meel lagu hodayo, iyadoo lagu orrinayo.
m.l
Wadaag:
(-yo, m.dh) Nooc maansada ka mid ah oo leh qaafiyad, luuq iwm oo aan muusig loo tumin.
m.l
Wadaag:
H. ah: weel cusub oo la tolay, markaa la agloolay oo hoorihii lagu shubo sii daaya.
ld habyid. ld habayo.
m.l
Wadaag:
Wax meel waagu ugu baryid. ld waabberiiso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: