Qeexid

"ld waabari, waabberi, waaberi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waabberi oo kali ah:
  • Kabtigiyo adoo laba kacii ‘ xawli ku koraaya Ka na mudhay asaaggaa sidii ‘ kaaha waabberiga Kuwayow ku neceb baa shishiyo ‘ kaarah kuu dilaye.
  • Markii ugu horreysey ee Rasuulka uu waxyiga ku bilaabanayey waxaa lagu bilaabay riyo wanaagsan oo hurddada ugu imaaneysey oo u cad sida oogga waabberi oo kale.