Qeexid

"Cid ama wax socday hakin."

Qeexid Xigta

Wax dagaal u taagan ama u soo socda nabar uu la hakado ama uu ku gabbado u taagid; baacin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb