"Doonidda qof doonayo in uu aarsado."
ld waaceensasho.
Wadaag:
Cid wehel, garab iwm ka dhigasho.
Aanayso.
f.g3
-saday, -satay
Naq aan badnayn oo ku baxay roob yar.
m.dh
eeg waaceenso. ld waaceensi.
m.f.dh
Badow; qashiin.
m.l.kh
ld waaciidsasho.
m.l
ld jeesasho.
ld heensasho.
Cid kaalmaysasho.
eeg waaciidso. ld waaciidsi.