Qeexid
"Cid wehel, garab iwm ka dhigasho."
Qeexid Xigta
Aanayso.
[-saday, -satay]
waaceens aday
waaceens atay
f.g3"Cid wehel, garab iwm ka dhigasho."
Aanayso.
Wadaag:
Doonidda qof doonayo in uu aarsado.
ld waaceensasho.
m.l
Wadaag:
Cid canceeno ka dalbasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax meel durugsan ka qaadasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Dib ama dhinac wejiga ama oogada u duwid.
U j.: wax mudnaanta koowaad siin. ld jeeso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ku d.: wax nacfi leh ku keliyeysasho.
Ku d.: laba qof ama ka badan, hawl ay qaban lahaayeen sheeko ku illaawid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ka w.: dhib ama waxyeello hore ka so kabasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Hoore ilaa dhibicda ugu dambaysa gororsasho. ld hiinso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: