Qeexid

"eeg waafaji."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waafajin oo kali ah:
  • Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka DF ayaa mucaaraday dastuurkan cusub iyagoo ku tilmaamay inuu yahay mid aan sharciga la waafajin gudiga qoraya iyo bilowga qoraalkiisa, laguna soo qoray dal shisheeye.
  • Janaqow Mar uu sharaxaad ka bixinayay sida la isku waafajinayo diinta iyo dastuurka ayuu sheegay in qodobada ka horimaanaya diinta ee dastuurka ku jira laga saarayo, markaas kadibna laga dhigayo dastuurka mid u taagan hirgelinta sharciga Islaamka.