Qeexid

"Arrin jirta arrin kale haleelid."

Qeexid Xigta

Ku w.: hadal cid kale tiri ku raacid ama taageerid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waafaq oo kali ah:
  • Wixii aan waafaqsanayn qaacidada aragti kooxeedka u ah hal-ku-dhegga (slogan) xisaabtaba uguma jirto.
  • Maamulka Cusub ee magaalada Burco, waxa kale oo uu maalmahanba waday olole uu dadweynaha ku ogeysiinayo in aan hubka lala dhexmari karin magaalada gudaheeda, cidda lagu qabtana laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan.