Qeexid

"Wax, wax kale raacsan ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waafaqsan oo kali ah:
  • Guddiga la dhisay ayaa loo qaybiyey si aan waafaqsanayn sharuucda, isla markaanma ragg qol isku xiray ay is doorteen, iyagoo adeegsanaya magac Soomaaliyeed.
  • Waxa marar kala duwan si aan sharciga waafaqsanayn loo kordhiyey muddadii ay xilka haynayeen xakuumadda iyo hay’addaha sharcigu (Guurtida & Wakiilada).