Qeexid
"eeg waafaqsan. ld waafaqsanaansho."
"eeg waafaqsan. ld waafaqsanaansho."
Wadaag:
Wax, wax kale raacsan ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
(nax.) Curiyeyaal weerta oo isku waafaqa xagga caynta tirada iwm. Tus. “Inantu dawo ayay cabtay”, “Inanku dawo ayuu cabay”.
m.l
Wadaag:
Arrin jirta arrin kale haleelid.
Ku w.: hadal cid kale tiri ku raacid ama taageerid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Cid wax la waaniyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg walwalsan. ld walwalsanaansho, warwarsanaan, warwarsanaansho, we
m.f.dh
Wadaag: