Qeexid

"Socod badan oo wax lagu baadigoobayo"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waag oo kali ah:
  • Waxa uu sheegey in waagii hore la dhihi-jirey Gabdhuhu wax ha barteen, iminka waxaan leeyahay Wiilashu meesha haka kaceen oo ha dadaaleen.
  • Xaafadihii aanay Berbera biyuhu tegi jirin waa la geeyay, sida; Burco Sheekkh oo kale oo kyoostooyin ayaa loo sameeyay waagii hore, habeenna Burco Sheekh ayaa loo furi jiray, habeenna xaafad kale ayaa loo furi jiray.