Qeexid
"ld maageer1."
"ld maageer1."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Deyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar1, waageer1, weegaar1.
m.l
Wadaag:
Socod badan samayn iyadoo wax la baadigoobayo.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-rar, m.l) Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914 mitir.
m.l
Wadaag:
Marka karoorka badarka la tumo ee maseggadu sabuulka ka baxdo dufalka soo hara.
m.dh
Wadaag:
Bahal dugaagga ka mid ah oo dhurwaaga u eg; dhidar.
Cad maro ah oo cad oo madaxa lagu xirto oo astaamaha tiiraanyada lagu muujiyo; hangal.
m.l
Wadaag:
waagii barafka m.l (waayahii ..., m.l) (jool.) Waa jiyoolojiyeed oo baraf gogollo ah iyo baraf weyneyaal ay dabooleen badad badan oo qaaradaha ah, meelaha qaarkoodna barafku wuxuuba gaaray badaha, wuxuuna hoos u dhigay heerkulkii badweyneyaasha.
Wadaag:
waagii baahiyosooik m.l (waayahii ..., m.l) (jool.) Waagii hore ee nolosha, waa kan ugu horreeya saddex qaybood ee waaweyn ee taxanaha waqtiga jiyoolojiyeed (ee ka dambeyay kambiriyan-ka-horreeyaha). Kolkaas oo muddooyinka taariikhda dunida ka mid ah kana horreeyay waagii mesosooigga wuxuu kalabaxsanyahay laga billabo 600 oo milyan ilaa 200 oo milyan oo tagtay.
Wadaag: