Qeexid

"waagii baahiyosooik m.l (waayahii ..., m.l) (jool.) Waagii hore ee nolosha, waa kan ugu horreeya saddex qaybood ee waaweyn ee taxanaha waqtiga jiyoolojiyeed (ee ka dambeyay kambiriyan-ka-horreeyaha). Kolkaas oo muddooyinka taariikhda dunida ka mid ah kana horreeyay waagii mesosooigga wuxuu kalabaxsanyahay laga billabo 600 oo milyan ilaa 200 oo milyan oo tagtay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waagii oo kali ah:
  • Tan iyo waagii aan is aroosannay koob biyo ah oo dhididkaaga ah kaama arag.
  • Shacabka Soomaaliyeed waa ka soo gudbay waagii la dhihi jirey sidii laga rabo ayaa laga yeelayaa.