Qeexid

"Shaqo go'an oo qof u xilsaaranyahay oo laga doonayo inuu guto."

Qeexid Xigta

Wax Alle amray oo lays faray oo ka tegiddiisu dambi yahay; faral; farli.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine