Qeexid
"Ku w.: cid inay wax samayso ku khasbanaansho."
[-bay, -btay]
waajib2 ay
waajib2 tay
f.mg1"Ku w.: cid inay wax samayso ku khasbanaansho."
Wadaag:
Shaqo go'an oo qof u xilsaaranyahay oo laga doonayo inuu guto.
Wax Alle amray oo lays faray oo ka tegiddiisu dambi yahay; faral; farli.
m.l
Wadaag:
Qof wax samayntooda waajib isaga dhigid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Geed, dhisme aan hoos fiican lahayn wax korka kaga dedid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax wanaagsan ka dhigid.
Cid wanaag u samayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Laba arrimood oo kala duwan is haleeshiin. Tus. “Labadaas arrimood is waafaji.”
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dad wax ka dhexeysiin.
Wax qaybin.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof wax maskaxda lagaga jiro ka dhigid.
Is w.: qof waalan iska dhigid.
Qalabka matoorrada mid ka mid ah oo qarxinta shidaalka ka qaybgala.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag: