Qeexid

"Waajib ka dhigid (wax)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waajibi oo kali ah:
  • Soonka bisha Ramadaan waxa uu ilaahay muslimiinta ku faral yeelay oo uu ku waajibiyey bishii Shabcaan ee sannadkii labaad ee Hijriyada, wuxuuna xiligaasi ahaa markii uu Nebi Maxamed (NNKH) laba sannadood joogay magaalada Madiina.
  • Adeegyada noocan ahi, waa kuwa waajibiyay in dawladdu dadweynaha ka qaado noocyada cashuuraha kala duwan ee ay bixiyaan, sidaa aawadeed wuxuu dawladdana Cashuur-bixiyuhu xaq ugu leeyahay in ay horumariso adeegyada nololeed ee uu u baahan yahay.