Qeexid

"ld wejihi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waajihi oo kali ah:
  • Laakiin, intaas oo keli ah kuma filna qiimaynta hogaamiye cusub, loogamana qiyaas qaadan karo sida uu waajihi doono arrimaha baaxadda leh ee horyaal.
  • Dhinaca Mucaaridka oo aan xubno ugu mitidsanaa wax ka weydiiyay xaaladda dalka Somaliland, kadib geeridii Madaxweyne Cigaal, waxay dhammaantooda ka sinnaayeen oo ay sheegeen in ay nasiib-wanaag tahay haddii aanay dalka iyo dadkaba soo waajihin qalalaase.