Qeexid

ld wejihin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waajihin oo kali ah:
  • Ciyaartan weerar Juventus qaybtii dambe ee ciyaarta weerar badan kumay soo waajihin difaaca kooxda Lazio, kooxda Juventus waxay guuldaradii ka raacday ciyaartan ay u ahayd tii labaad ee toddobaad gudaheed.
  • Dhinaca Mucaaridka oo aan xubno ugu mitidsanaa wax ka weydiiyay xaaladda dalka Somaliland, kadib geeridii Madaxweyne Cigaal, waxay dhammaantooda ka sinnaayeen oo ay sheegeen in ay nasiib-wanaag tahay haddii aanay dalka iyo dadkaba soo waajihin qalalaase.