Qeexid
"Welwel; walaac."
"Welwel; walaac."
Wadaag:
(-yo, m.dh) Qaalin, dib markii ugu horraysay qooqay; qooqan.
m.l
Wadaag:
Qof waalli hayso ahaansho.
U w.: cid wax si xad dhaafa ah u jecel ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Cudur kasta oo kartida wax lagu kala garto baabi'iya, dhantaala ama wax u dhima.
(-iyo, ml.) Gogol ka samaysan weylo yaryar hargahooda layskuna tolo; weylaalis.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Isbeddel daran ee dhimirka oo caan ku ah habka fakaridda oo aan dhammayn iskuna xirneyn; abbaaridda dhabta oo beddelan; iyo jawaab celin caadifi ah.
m.dh
Wadaag:
Qof wax maskaxda lagaga jiro ka dhigid.
Is w.: qof waalan iska dhigid.
Qalabka matoorrada mid ka mid ah oo qarxinta shidaalka ka qaybgala.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Dub biyo gelid xanuun awgiis.
f.mg1
Wadaag:
walow xi. 1. (nax.) Xataa, xataaba. Tus. “Walow anigu waan aqaan”. 2. (nax.) In kastoo. Tus. “Dadka si caddaalad wax ugu qabo, walow taa ay adag tahay”.
Wadaag:
(-wyo, m.dh) Qof falka yaqaan. ld falaanfallow, falaanfullow.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Nin madax ka ah qaybaha dal u qaybsamo midkood; naa'ib beeldaaji; barasaab.
m.l
Wadaag:
Cayaar cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah, raggu cayaaro oo labo saf oo iska soo horjeeda, tira isla egna ah, iyadoo jilbajabsan gacmahana lagu cayaaro hees iyo jiibna leh; hellem.
m.dh
Wadaag:
Wax waalan noqosho.
Ka w.: meel cabsi awgeed uga cararid.
f.mg3
-aashay, -aalatay
Wadaag:
Is w.: qof waalan iska dhigid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Ka w.: nafley meel si ba'an uga caajin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hillaac weyn ama is haysta muuqashadi, baalqaadki.
Iftiin kasta oo sida kan hilaacaas isha mar u mara. ld walac.
m.dh.sh
Wadaag: