Qeexid

"Qof waalli hayso ahaansho."

Qeexid Xigta

U w.: cid wax si xad dhaafa ah u jecel ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waalan oo kali ah:
  • "Miyir qab" Qofka waalan waajib kuma aha soonka.
  • Cilmi wuxuu leeyhay markaan arimahaa qaadaa dhigayo een ka hindisoonayo dadku waxay moodaan inaan waalanahay oo maryihii dhigay.