Qeexid

"(-diin, m.dh) Laba qof oo wax dhashay waxa ay ilmahooda u yihiin. ld waarid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waalid oo kali ah:
  • Woxoogaa ayey wada fadhiyeen, yaabka waalidkii iyo ummadii la joogtayba ka fajaceen wuxuu ahaa wiilkani caafimaadkiisuba ku xidhmay gabadhani.
  • Marka labada waalid shaqeeyaan, waalid kastaa wuxuu u baahan yahay inuu uga qayb qaato si siman daryeelka ilmaha iyo wax ka qabashada guriga.