Qeexid
"Meel dhul ah oo bannaan."
"Meel dhul ah oo bannaan."
Wadaag:
Nabad yar oo ay kala dhigtaan laba qolo oo ay colaadi dhex tiil, heshiis nabadeed oo ku meel gaar ah.
Rajo.
m.dh
Wadaag:
Cid wax la waaniyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Hadallo talo ah oo cid loo jeediyo iyadoo wax lagu faraayo ama wax looga reebaayo.
m.dh.u
Wadaag:
Warqadda lagu oggolaado lacag la doonayo in la bixiyo.
Warqad maxkamaddu ku oggolaato qof in la xiro ama in wax la baaro.
m.l
Wadaag:
Qof waalli hayso ahaansho.
U w.: cid wax si xad dhaafa ah u jecel ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(-aamo, m.dh) Weel harag, cinjir iwm ka samaysan oo gadaw iyo daddoobbo leh oo inta dawlis lagu xiro ceelasha lagu shubo ama biyaha loogala soo baxo.
m.dh
Wadaag:
Jaad badarka ka mid ah oo ay iniinihiisu aad u yaryaryihiin.
m.l
Wadaag:
Qof wax waano qaatay noqosho.
Ka w.: wax aad samayn lahayd oo xumaani ku jirto ka noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Qurub lagu muujiyo waxa laga sheego yeelaha weerta. Tus. 'Cali waa yimid';'Ninkanu waa macallinka cusub ee dugsiga'.
qr.dd
Wadaag:
Magac ay Soomaalidu waagii hore ay u tigiin Ilaah. ld waq.
m.l
Wadaag:
Qof wax maskaxda lagaga jiro ka dhigid.
Is w.: qof waalan iska dhigid.
Qalabka matoorrada mid ka mid ah oo qarxinta shidaalka ka qaybgala.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag: