Qeexid

"Hadallo talo ah oo cid loo jeediyo iyadoo wax lagu faraayo ama wax looga reebaayo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waano oo kali ah:
  • Waxaan marnaba la aqbali Karin faragelin ka timaadda deegaannada soomaaliyeed ee dariska ah, hana ku waano qaateen wixii laga dhaxlay muddadii 20ka sano ahayd ee burburka lagu jiray.
  • . Cidda waraaqdaan kala qoratay way iska kaashanayaan cidii la dagaasha, waxaana ka dhexeeya waanin, waano iyo samafal xumaanta joojiya.