Qeexid
"Dan la'aan meel u tegid."
[-sheeyay, -sheysay]
waanshe heeyay
waanshe heysay
f.mg2"Dan la'aan meel u tegid."
Wadaag:
Cid wax la waaniyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Hadallo talo ah oo cid loo jeediyo iyadoo wax lagu faraayo ama wax looga reebaayo.
m.dh.u
Wadaag:
(-gyo, m.l) (dhaq.) Qoraal cid lagu weyddiinayo badeeco ay hore u qaadatay qiimahooda in ay bixiso.
m.dh
Wadaag:
Ilmo si uu u seexdo ruxid.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Jaad badarka ka mid ah oo ay iniinihiisu aad u yaryaryihiin.
m.l
Wadaag:
Nabad yar oo ay kala dhigtaan laba qolo oo ay colaadi dhex tiil, heshiis nabadeed oo ku meel gaar ah.
Rajo.
m.dh
Wadaag:
Wax afar meelood u qaybin. ld waaxyee.
f.g2
-xeeyay, -xaysay
Wadaag:
warhee warhee f.g/mg2 Ka w.: arrin iwm meesha ay mareyso la socosho. 2. Ka w.: cid dhaqaale u baahan taakulayn.
-heeyay, -haysay
Wadaag: