Qeexid
"Qof, tuke iwm qaylo dheer aad ugu qaylin."
[-leeyay, -laysay]
waaqle eeyay
waaqle aysay
f.mg2"Qof, tuke iwm qaylo dheer aad ugu qaylin."
Wadaag:
Hadal aan macno lahayn sheegid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Magac ay Soomaalidu waagii hore ay u tigiin Ilaah. ld waq.
m.l
Wadaag:
Ilmo si uu u seexdo ruxid.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Wax afar meelood u qaybin. ld waaxyee.
f.g2
-xeeyay, -xaysay
Wadaag:
Ka w.: dhib ama waxyeello hore ka so kabasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Gammaan raqle samayn. ld raglee.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Si kibir iyo maangaabnimo ku jirto u dhaqmid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Si habaqle ah u socosho.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Dan la'aan meel u tegid.
f.mg2
-sheeyay, -sheysay
Wadaag:
Walaalo ka dhigid (cid).
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(-tyo, m.dh) (fiis.) Summad W. Halbeegga caalamiga (H.C.) ee awoodda, waxana loo qeexaa awood le'eg hal juul halkii seken (Juul/seken).
m.l
Wadaag:
Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybiyey meeshood; rubuc, rubi.
Qaybaha waaweyn ee kala duwan ee hay'ad maamul u qaybsantahay middood.
m.dh
Wadaag:
Maalinta gelinkeeda hore billaawgiisa; subax; arooryo.
Xilli; waqti; jeer; goor.
m.l
Wadaag:
(-aayo, m.l) (jool.)Mid ka mid ah qaybaha waaweyn ee taxanaha waqtiga jiyoolojiyeed (ee ka dambeeya kambiriyanka horreeyaha). Waaga, laf ahaantiisa waxaa loo kala aqoonsanyihiin saddex waa - aaliyo - soyik, mesosoyik iyo saynsoyik, kuwaas oo ku fidsan ilaa 6 (lix) milyan sano ee la soo dhaafay.
m.l
Wadaag: