Qeexid
"Ka w.: dhib ama waxyeello hore ka so kabasho."
[-saday, -satay]
waaqs aday
waaqs atay
f.mg3"Ka w.: dhib ama waxyeello hore ka so kabasho."
Wadaag:
Magac ay Soomaalidu waagii hore ay u tigiin Ilaah. ld waq.
m.l
Wadaag:
Arrin, dhibaato, iwm in ay dhaceen xusuusnaan.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Roob, fasal, rimay iwm waqti la filayay in ay dhacaan suurtaggal noqon waayid.
Ka b.: wax la samayn lahaa ama meel la aadi lahaa ka talabixid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Meel daaq u leh xoolo u daaq gaysasho.
f.lg3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof, tuke iwm qaylo dheer aad ugu qaylin.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax afar meelood u kala qaybsasho.
Wax qaybo isla eg ka dhigasho. ld waaxyeyso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax helid la'aan.
La w.: yool aad tooganaysay riddadii. Garab la marid.
f.g1
Wadaag:
Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybiyey meeshood; rubuc, rubi.
Qaybaha waaweyn ee kala duwan ee hay'ad maamul u qaybsantahay middood.
m.dh
Wadaag:
Maalinta gelinkeeda hore billaawgiisa; subax; arooryo.
Xilli; waqti; jeer; goor.
m.l
Wadaag:
(-aayo, m.l) (jool.)Mid ka mid ah qaybaha waaweyn ee taxanaha waqtiga jiyoolojiyeed (ee ka dambeeya kambiriyanka horreeyaha). Waaga, laf ahaantiisa waxaa loo kala aqoonsanyihiin saddex waa - aaliyo - soyik, mesosoyik iyo saynsoyik, kuwaas oo ku fidsan ilaa 6 (lix) milyan sano ee la soo dhaafay.
m.l
Wadaag:
(-faf, m.l) (c.nafl.) Xubin neefsasho oo ay isticmaalaan xayawaannada biyaha ku nooli, si ay uga soo qaataan ogsajiinta biyaha dhexdooda.
m.l
Wadaag:
Qof wax maskaxda lagaga jiro ka dhigid.
Is w.: qof waalan iska dhigid.
Qalabka matoorrada mid ka mid ah oo qarxinta shidaalka ka qaybgala.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Qurub lagu muujiyo waxa laga sheego yeelaha weerta. Tus. 'Cali waa yimid';'Ninkanu waa macallinka cusub ee dugsiga'.
qr.dd
Wadaag: