Qeexid Xigta
ld waaris.
ld waaris.
Wadaag:
Soo w.: badeeco dibadda ka keenid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Waar ku cabbirid.
Wax waaro ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (juqr.) Hirar waa tallantaaliga kicitaanka iyo dhicitaanka ee badda dusheeda, kaas oo dhaca ugu dhawaan maalintii labo jeer waxaana sababa cufisjiidadka dayaxa iyo ka qorraxda oo isna si kan yar u sababa. Badweynnada furan, faraqa u dhexeeya heerarka hirarka sare iyo hirarka gaaban wuxuu ka yaryahay 1 m, laakin badaha gunta gaaban ee qaaradaha saaran faraqu wuxuu gaarayaa in ka badan 6 m, gacannada dhuuban ee hirarka leh waxaa dhici karta faraqu inuu gaaro 15 m ama ka badan.
m.dh
Wadaag:
Jaad likaha ka mid ah oo badanaa dundumooyiinka agtooda ka soo fuuro; barkiwaraabe. ld waarig.
m.dh
Wadaag:
Ka r.: wax meel sare ka soo daaddejin.
Ka r.: cid wax fahansiin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-rar, m.l) Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914 mitir.
m.l
Wadaag:
Cimri aan dhimasho lahayn ku noolaan.
Wax muddo dheer jirid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(fiis.) Xeer caddaynaya in wadarta xaddiga astaamaha fisikaad sida cuf iyo tamar aanu isbeddelin, inkastoo isbeddel gudeed ka dhex dhaco astaamaha fisikaad.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo meelaha uu ka soo bilowdo webiga Shabeelle iyo agagaarka magaalada Iimey. Qubleey, maanyo, manyiikay, libin.
m.l
Wadaag: