Qeexid
"Socod aayar ah oo lugaha la kala fogeeyo cudur dartii socosho."
[-iyay, -isay]
waarr yay
waarr say
f.mg2"Socod aayar ah oo lugaha la kala fogeeyo cudur dartii socosho."
Wadaag:
Cimri aan dhimasho lahayn ku noolaan.
Wax muddo dheer jirid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rar, m.l) Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914 mitir.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo meelaha uu ka soo bilowdo webiga Shabeelle iyo agagaarka magaalada Iimey. Qubleey, maanyo, manyiikay, libin.
m.l
Wadaag:
Mindi, masaar, toorray iwm oo afbeeshay soofayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof waalidkii iyo Eebbaha u dhegannugul.
Qof dabeecad wanaagsan.
m.l
Wadaag:
Warqadda lagu oggolaado lacag la doonayo in la bixiyo.
Warqad maxkamaddu ku oggolaato qof in la xiro ama in wax la baaro.
m.l
Wadaag:
Waar ku cabbirid.
Wax waaro ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed aan qodax lahayn oo leh mayrax iyo asal iyo miro la cuno. ld wacanri.
m.dh
Wadaag:
(-ryay, -riday; -ryi) Wax ruxid ama jiljilid (gilgilid).
f.g1
Wadaag:
Soo w.: badeeco dibadda ka keenid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: