Qeexid

"W. ah: aan ciriiri ahayn, wax badan qaada, ballaaran."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waasac oo kali ah:
  • Marka laga yimaado madaxweyne ku xigeenkii, ragga kale ee la eryay waxa ka mid ah Wasiirkii Waxbarashada Kililka 5aad Cabdi-waasac Muxumed Mahdi iyo Badhasaabkii gobolka Goday Cabdi-casiis Sh.
  • “Waxaan daganayn meelo banaan oo ciriiri ah, balse maanta waxaa nalsoo dajiyay dhul waasac ah oo aan ka dhisan karno guryo aan ku meel gaar ahaan ugu noolaano” ayuu yiri mid ka mid dadkii barakacayaasha ahaa ee la dajiyay Jasiira oo la hadlay saxaafadda.