Qeexid

"Cid wax ay heli lahayd gefsiin. ld weysii."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waasii oo kali ah:
  • Hay'adahan ayaa lagu eedeeyay inay qaarkood faafinayeen diinta Kirishtanka, halka kuwo kalena lagu eedeeyay inay ahaayeen Jawaasiis u adeega reer galbeedka iyadoo WFP lagu eedeeyay inay diiday in beeraleyda Somalia ay ka gadatgo gargaarka.
  • WFP ayaa intii ay ka shaqeynaysay Somalia waxaa laga eryay dhowr hay'adood oo ka tirsan UN-ka, kuwaasoo lagu eedeeyay inay ahaayeen jawaasiis fuliya howlo aanay shaqo ku lahayn; iyadoo xiliga adag shaqada joojisay.