Qeexid
"eeg waaxee. ld waaxyayn."
"eeg waaxee. ld waaxyayn."
Wadaag:
Wax afar meelood u kala qaybsasho.
Wax qaybo isla eg ka dhigasho. ld waaxyeyso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybiyey meeshood; rubuc, rubi.
Qaybaha waaweyn ee kala duwan ee hay'ad maamul u qaybsantahay middood.
m.dh
Wadaag:
Wax afar meelood u qaybin. ld waaxyee.
f.g2
-xeeyay, -xaysay
Wadaag:
W. ah: kali ah, aan cidi wehelin (Ilaah).
Mid ama kali.
m.l
Wadaag:
warhayn wareegacaddee f.mg2 1. Dan la'aan u wareegid. 2. Wareegacadde samayn.
-deeyay, -deysay
Wadaag: