Qeexid

"Wax afar meelood u qaybin. ld waaxyee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waaxee oo kali ah:
  • Agaasimewaaxeedka Wasaaradda Sheekh Ismaaciil Xaaji Cabdi ayaa waxa uu sheegey in Wasaaraddu ay dadaaleyso ayna ka warheyso in wax badan looga fadhiyo, waxa uu sheegey in in loo baahan yahay in la wada xiriiro oo la wada shaqeeyo.
  • Guddoomiye waaxeedka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Fiidoow Caddaan, ayaa waxaa toogtay sida la sheegay saddex wiil oo ku hubeysan bastoolado, kuwaasoo baxsaday markii ay fuliyeen dilka marxuumka oo laga toogtay madaxa.