Qeexid

"(-llo, m.dh) Qof fil weyn ama wax garad ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waayeel oo kali ah:
  • Ujeeddada mashruucu waxay tahay in muhaajiriinta waayeelka ah laga caawiyo in ay la qabsadaan dalkooda cusub.
  • Waxaa ka mid ahaa ka qayb galayasha halkaana ka khudbadeeyey madaxada urarada reer Somaliland ee ku sugan Magaaladan iyo waayeel kale oo taarikhda ka sakow qaarkood murti iyo sugaan burqadeen.