Qeexid
"ld waayeelow."
[-eelay, -eeshay]
waayeel2 elay
waayeel2 eshay
f.mg1"ld waayeelow."
Wadaag:
Ilmo si uu u seexdo ruxid.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Nafley sumayn.
Waran, fallaar iwm waabaayo marin.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
U a.:qaddarin ama tixgelin cid siin.
f.mg1
-yeelay, -yeshay
Wadaag:
Waqti hore oo la soo dhaafay.
Dhacdooyin la soo joogay; wacaal.
Arrin; xaal; sah. 4. Dhibaha adduunka; tabaalo.
m.l.w
Wadaag:
waayo2 xi. (nax.) Erey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye, maxaajira, maxaawacay, maxaayeelay. Tus. “Xasan wuu iska tegay, waayo, waad ka caraysiisay”.
Wadaag:
U w.: wehel u ahaan, u noqosho.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag: