Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Waayeel noqosho."
"(-oobay, -owday; -oobi) Waayeel noqosho."
Wadaag:
Ilmo si uu u seexdo ruxid.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Nafley sumayn.
Waran, fallaar iwm waabaayo marin.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Ku w.: wax yar oo aan nafac lahayn ku eedoobid.
f.mg3
-eeshay, -eelatay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Dad, xoolo iwm wax waabaayo hayso noqosho.
f.mg1
Wadaag:
walow xi. 1. (nax.) Xataa, xataaba. Tus. “Walow anigu waan aqaan”. 2. (nax.) In kastoo. Tus. “Dadka si caddaalad wax ugu qabo, walow taa ay adag tahay”.
Wadaag:
Cid beel noqosho.
Ku b.: cid, cid kale oo ka dhaqan duwan ku darmid.
f.g1
Wadaag:
Waqti hore oo la soo dhaafay.
Dhacdooyin la soo joogay; wacaal.
Arrin; xaal; sah. 4. Dhibaha adduunka; tabaalo.
m.l.w
Wadaag:
waayo2 xi. (nax.) Erey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye, maxaajira, maxaawacay, maxaayeelay. Tus. “Xasan wuu iska tegay, waayo, waad ka caraysiisay”.
Wadaag: