Qeexid
Nin qolo ama tol madax u ah.
Qeexid Xigta
Mid quman, wanaagsan, suuban.
Nin qolo ama tol madax u ah.
Mid quman, wanaagsan, suuban.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Nin gaaban oo bar yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: Biyo ka dhergidda (xoolo).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-bxay, -baxday; -bxi) Xoolo biyo ka dhergid. ld wabaxso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld gambar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wabar, ugaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Saabley; feero; uur; wadne.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Meel weyn oo la qoday oo biyuhu fariistaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u.j
Qeexid: ld waryaa.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego.
Qeexid Xigta: Hadal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax qorrax iyo dabayl u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Xoolo biyo badan siisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kolka waagu dillaaco; arooryo; oog. ld waabberi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Neefka biyaha ka dherga oo iska dhaqaaqa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cimri aan dhimasho lahayn ku noolaan.
Qeexid Xigta: Wax muddo dheer jirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
u.j
Qeexid: ld waryaa.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914 mitir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax wabxay ahaansho (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro ..., m.dh) (kiim.) Dabar ka dhex samaysma laba atam oo wadaaga lammaane elektaroon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Haruubka haanta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo biyo ka dhergin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]