Qeexid
"W. ah: xoolo wabax ah oo baryey xeradoodii meel aan ahayn."
"W. ah: xoolo wabax ah oo baryey xeradoodii meel aan ahayn."
Wadaag:
(-bxay, -baxday; -bxi) Xoolo biyo ka dhergid. ld wabaxso.
f.mg1
Wadaag:
Wax wabxay ahaansho (xoolo).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Nin qolo ama tol madax u ah.
Mid quman, wanaagsan, suuban.
m.l
Wadaag: