Qeexid
"Xoolo biyo badan siisasho."
[-saday, -satay]
wabaxs aday
wabaxs atay
f.g3"Xoolo biyo badan siisasho."
Wadaag:
Wax wabxay ahaansho (xoolo).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-bxay, -baxday; -bxi) Xoolo biyo ka dhergid. ld wabaxso.
f.mg1
Wadaag:
Wax meel ku jirey kala bixid.
Nafley wax halis u ah ka cararid.
Ka b.: nafley halis ka badbaadid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Nin qolo ama tol madax u ah.
Mid quman, wanaagsan, suuban.
m.l
Wadaag:
W. ah: xoolo wabax ah oo baryey xeradoodii meel aan ahayn.
m.l
Wadaag:
Socod curuqtirasho ah meel dhow ku tegid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: