Qeexid
"Neefka biyaha ka dherga oo iska dhaqaaqa."
"Neefka biyaha ka dherga oo iska dhaqaaqa."
Wadaag:
Qiimaha isticmaal ee wax leeyihiin.
Nafaqada raashin laga helo.
W. ah: nafley waxqabad leh. 4. ld waxtarid.
m.l
Wadaag:
Neef iwm oo inta wada jir loo qasho qiimihiisa la qaybsado.
Oogada nafleyda meel ka mid ah; duud; waraq.
Buur gollaheeda; jeex. 841
m.l
Wadaag:
Nin qolo ama tol madax u ah.
Mid quman, wanaagsan, suuban.
m.l
Wadaag:
(-bxay, -baxday; -bxi) Xoolo biyo ka dhergid. ld wabaxso.
f.mg1
Wadaag:
(-ryay, -riday; -ryi) Wax ruxid ama jiljilid (gilgilid).
f.g1
Wadaag:
Neef si wada jir ah u qalasho iyada oo qiimihiisa la wada bixinayo
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Wax wabxay ahaansho (xoolo).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
W. ah: xoolo wabax ah oo baryey xeradoodii meel aan ahayn.
m.l
Wadaag: